Adduunyow Shaadhadh Badaney
Amina Abdillahi
aduunyooy shaadirlay
aduunyooy shaadhadh badaneey
shukaanta nimaad u dhiibtay
muxuu magaciisu shaacay
bakhaylku aduu ku sheegtay
adaa nacas shaadhka saara
adaa geesiga shideeya
jacalkii shabakha galay
shib yidhi ee shoogu helay
haduu shilalkiii ka kacay
balaayo shakaalantoo
sharkii khayrbaa bedelay
aduunyooy shakaalatooy
aduunyooy tallo ma sheegay
nimaad u shidhaysay shalay
maxaad maantana shirqooshay
adaa shimbiraha la loola
intaad sheekada fogayso
hadana dib usoo shakaala
jacaylkii shabakha galay
shib yidhi ee shoogu helay
haduu shalalkii ka kacay
balaayo shakaalantoo
sharkii khayrbaa bedelay
aduunyooy shaadhadh badaneey
shukaanta nimaad u dhiibtay
muxuu magaciisu shaacay
bakhaylku aduu ku sheegtay
adaa nacas shaadhka saara
adaa geesiga shideeya
jacalkii shabakha galay
shib yidhi ee shoogu helay
haduu shilalkiii ka kacay
balaayo shakaalantoo
sharkii khayrbaa bedelay
aduunyooy shakaalatooy
aduunyooy tallo ma sheegay
nimaad u shidhaysay shalay
maxaad maantana shirqooshay
adaa shimbiraha la loola
intaad sheekada fogayso
hadana dib usoo shakaala
jacaylkii shabakha galay
shib yidhi ee shoogu helay
haduu shalalkii ka kacay
balaayo shakaalantoo
sharkii khayrbaa bedelay



